• Open Daily: 10am - 10pm
    Alley-side Pickup: 10am - 7pm

    3038 Hennepin Ave Minneapolis, MN
    612-822-4611

Open Daily: 10am - 10pm | Alley-side Pickup: 10am - 7pm
3038 Hennepin Ave Minneapolis, MN
612-822-4611
Qori Ismaris Soomaali

Qori Ismaris Soomaali

Paperback

Mystery & Thriller

ISBN10: 1800493568
ISBN13: 9781800493568
Publisher: CIID Publishing
Published: Apr 11 2026
Pages: 276
Weight: 0.95
Height: 0.75 Width: 5.50 Depth: 8.50
Language: Somali
Qori Ismaris waxa uu akhristayaasha ku martiqaadayaa safar xiiso badan oo ay ku milmayaan khuraafaad iyo xaqiiqo, isaga oo u soo bandhigaya sheeko shaki, saynis iyo loollan siyaasadeed leh. Ra'iisul Wasaarihii hore ee Biritayn, Albert iyo xaaskiisa Dr. Susan waxay carruurtooda safar ugu kaxeynayaan dalka Kenya iyaga oo u rajaynaya farxad, dalxiis iyo sahmin cusub. Si kastaba ha ahaatee, safarkoodu si degdeg ah ayuu isugu beddelayaa qalalaase markii carruurtoodii la waayay, taas oo ku qasbaysa inay bilaabaan raad-raac degdeg ah oo ka dhex billaabmay dhulka quruxda badan halistuna weheliso ee Beerta Tsavo, Kenya.

Also from

CIID, Muxyadiin Xuseen

Also in

Mystery & Thriller