• Open Daily: 10am - 10pm
    Alley-side Pickup: 10am - 7pm

    3038 Hennepin Ave Minneapolis, MN
    612-822-4611

Open Daily: 10am - 10pm | Alley-side Pickup: 10am - 7pm
3038 Hennepin Ave Minneapolis, MN
612-822-4611
Ma ogtahay Siraadeey

Ma ogtahay Siraadeey

Paperback

Biographies GeneralGeneral Music

ISBN10: 918551425X
ISBN13: 9789185514250
Publisher: Haldhaa Publishing
Published: Aug 11 2026
Pages: 212
Weight: 0.57
Height: 0.48 Width: 5.83 Depth: 8.27
Language: Somali

Ma Ogtahay Siraadeey waa safar taariikheed oo dib u milicsanaya nolosha iyo hal-abuurka Abwaan Maxamed Ciise Cabdi Ciise Ganeey, oo ka mid ahaa haldoorradii ugu saameynta badnaa fanka Soomaaliyeed. Buuggani wuxuu soo bandhigayaa qisadiisa nololeed, heesihii uu curiyey, kaalintiisii Hobollada Qaranka Soomaaliyeed ee Waaberi, iyo raadkii uu ku reebay suugaanta iyo dhaqanka Soomaaliyeed. Waa buug qiimo weyn u leh qof kasta oo daneeya taariikhda, fanka iyo hidaha Soomaaliyeed.

Also in

General Music