Xabsigaygii: Xusuus Qorkii Baresare Yuusuf Xirsi Axmed
Paperback
Biographies GeneralPolitical Biographies
ISBN13: 9781912411412
Publisher: Looh Press Ltd
Published: Aug 11 2022
Pages: 134
Weight: 0.33
Height: 0.34 Width: 5.50 Depth: 8.50
Language: Somali
Xabsigaygii waxaa loogu talo galay inuu fikrad ka bixiyo xabsigii ii hay ee qoraha buugga, oo socdey muddo labo sano ku dhow (22 bilood iyo 10 beri, laga bilaabo 19 May 1976kii ilaa 27 Maars 1978kii). ii hay wuxuu ahaa eraygii loo adeegsan jirey xarigga siyaasadeed oo aan qofka la xiray wax eed ah lagu soo oogi jirin, maxkamadna aan la soo hor taagi jirin, ee uun waxaa loogu talo galay inuu fikrad ka bixiyo xabsigii ii hay ee qoraha buugga, oo socdey muddo labo sano ku dhow (22 bilood iyo 10 beri, laga bilaabo 19 May 1976kii ilaa 27 Maars 1978kii). ii hay wuxuu ahaa eraygii loo adeegsan jirey xarigga siyaasadeed oo aan qofka la xiray wax eed ah lagu soo oogi jirin, maxkamadna aan la soo hor taagi jirin, ee uun inta' xabsiga la dhigo loo deyn jirey hadba muddadii lays yiraahdo qofkaas edbin waa ugu filan tahay. Sababta aan qofka noocaas ah eedayn danbi loogu soo jeedin jirin, maxkamadna loo hor keeni jirini waxay ahayd inaan wax eed ah oo cad lagu haynnin ee arrintu ahayd iga qari oo keli ah.
Qoraalkaan loolama jeedo in fikrad buuxda looga dhiibto nidaamkii siyaasadeed ee waqtigii dhacdaalahaani dhacayeen dalka ka jirey. Taasi waxay u baahnaan lahayd qoraal intaan ka baaxad weyn, waqti intaan ka dheer iyo xog ogaalnimo inta aan hayo ka badan. Hase ahaatee, ma reebbanaan doonto inaan wax uunaaya ka iraahdo - halka iyo halkooba- nidaamkaas isaga ahaa. Maadaama waqtigii ay arrimaha aan halkaan kaga hadli doonaa ila soo gudboonaadeen ay ka soo wareegtey muddo gaaraysa 22 sano, waxaan shaki ku jirin inaan illoobey magacyo, meelo iyo dhacadaalo la xiriira arrintaan. Sidaas awgeed waxaan cudadaar faxan weydiisanayaa qof kasta oo ka hela qoraalkaan waxyaalo aan heerkii sugnaanta ee la rabey oofsannin. Way ila habboonaan lahayd haddii raggii aan xabsiga wada galnay qaarkood uu dhammays tiro wixii aan ka tegey, wixii aan qaldayna uu saxo.
Sidoo kale buuggan waxaa la socda qoraal uu qoray Baresare Yuusuf Xirsi Axmed oo kala ah:
- HALGANKII GOBANNIMADOONKA EE GOBOLADA KOONFUREED: Waa qoraal uu ku soo koobaya taariikhdii gobonnimadoonka Soomaaliya iyo dadkii u halgamay.
- SHEEKOOYIN SOOMAALIYEED: Waa sheekoooyin caan ah oo uu soo koobayo si ka duwan qaababka sheekooyinka soomaaliyeed loo isticmaalo.
PROFESSOR YUUSUF XIRSI AXMED waa qoraa ka mid ahaan jirey xubnaha Guddigii Afsoomaaliga iyo Akademiyadii Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta intii u dhexaysey 1972-1991. Wuxuu ku dhintay London, 2006 laguna aasay Gaalkacyo, Soomaaliya. Wuxuu ka tagey shan caruur ah iyo xaas.
Also in
Biographies General
Bluesland: Portraits of Thirteen Major American Blues Masters
Pete Welding (ED.)
Toby Byron (ED.)
Hardcover
Karl Popper - The Formative Years, 1902 1945: Politics and Philosophy in Interwar Vienna
Hacohen, Malachi Haim
Hardcover
The Children of Athena: Greek Intellectuals in the Age of Rome: 150 Bc0-400 AD
Freeman, Charles
Hardcover
Make It a Double: From Wretched to Wondrous: Tales of One Woman's Lifelong Discovery of Whisky
Sackier, Shelley
Hardcover
The Code Breaker: Jennifer Doudna, Gene Editing, and the Future of the Human Race
Isaacson, Walter
Hardcover
Agents of Chaos: Thomas King Forçade, High Times, and the Paranoid End of the 1970s
Howe, Sean
Hardcover
An Enemy Such as This: Larry Casuse and the Fight for Native Liberation in One Family on Two Continents Over Three Centuries
Correia, David
Hardcover
Better Living Through Birding: Notes from a Black Man in the Natural World
Cooper, Christian
Hardcover
Florence Kelley and the Nation's Work: The Rise of Womens Political Culture, 1830-1900
Sklar, Kathryn Kish
Paperback
The Secret Life of the Savoy: Glamour and Intrigue at the World's Most Famous Hotel
Williams, Olivia
Paperback
The Devil's Diary: Alfred Rosenberg and the Stolen Secrets of the Third Reich
Wittman, Robert K.
Kinney, David
Paperback
The Badger: The Life of Bernard Hinault and the Legacy of French Cycling
Fotheringham, William
Paperback
Seafaring Women: Adventures of Pirate Queens, Female Stowaways, and Sailors' Wives
Cordingly, David
Paperback
Living with a Wild God: A Nonbeliever's Search for the Truth about Everything
Ehrenreich, Barbara
Paperback
The Butcher, the Embezzler, and the Fall Guy: A Family Memoir of Scandal and Greed in the Meat Industry
Cherington, Gretchen
Paperback
My Own Devices: True Stories from the Road on Music, Science, and Senseless Love
Dessa Wander
Hardcover
Nobody's Girl: A Memoir of Surviving Abuse and Fighting for Justice
Giuffre, Virginia Roberts
Hardcover
How to Be Okay When Nothing Is Okay: Tips and Tricks That Kept Me Alive, Happy, and Creative in Spite of Myself
Lawson, Jenny
Hardcover
Dangerous, Dirty, Violent, and Young: A Fugitive Family in the Revolutionary Underground
Dohrn, Zayd Ayers
Hardcover
Family of Spies: A World War II Story of Nazi Espionage, Betrayal, and the Secret History Behind Pearl Harbor
Kuehn, Christine
Hardcover
Catch the Devil: A True Story of Murder, Deception, and Injustice on the Gulf Coast
Colloff, Pamela
Hardcover
A Walk in the Park: The True Story of a Spectacular Misadventure in the Grand Canyon
Fedarko, Kevin
Paperback
