• Open Daily: 10am - 10pm
    Alley-side Pickup: 10am - 7pm

    3038 Hennepin Ave Minneapolis, MN
    612-822-4611

Open Daily: 10am - 10pm | Alley-side Pickup: 10am - 7pm
3038 Hennepin Ave Minneapolis, MN
612-822-4611
U Sahami Adoon Rarin: Diiwaanka Suugaanta

U Sahami Adoon Rarin: Diiwaanka Suugaanta

Paperback

IslamGeneral Poetry

ISBN10: 1918968020
ISBN13: 9781918968026
Publisher: Looh Press Ltd
Published: Jun 13 2026
Pages: 322
Weight: 0.82
Height: 0.72 Width: 5.50 Depth: 8.50
Language: Somali

Buuggan waxaa ku qoran in ka badan 90-shan maanso oo aan kala dhicin, wuxuuna ka kooban yahay afar cutub oo kala ah; Hogatuska Nolosha, Baraarugga, Waxbarashada iyo Hoggaaminta.

Sida aynu wada ogsoonnahay, suugaantu waa halbowlaha afka iyo dhaqanka, saabka nolosha iyo seeska Sooyaalka ummadda Soomaaliyeed. Buuggani waa buug aan horay loo daabicin mid noociisa ah, maxaa yeelay way jiraan buugaa badan oo miisaan leh lagana qoray suugaanta iyo cilmiga kalaba balse, buuggani wuxuu kaga duwan yahay buugta kale; waa buug u diyaarsan hab casri ah oo ay suugaantiisu u qaybaysan tahay: afar cutub oo aas-aas u ah waaxyaha nolosheenna. Buug sidan oo kale loogu abla-ableeyay suugaan intaas la'eg oo ka hadlaysa afarta mowduuc ee buuggani u qaybsan yahay lama daabicin.

Also in

General Poetry