• Open Daily: 10am - 10pm
    Alley-side Pickup: 10am - 7pm

    3038 Hennepin Ave Minneapolis, MN
    612-822-4611

Open Daily: 10am - 10pm | Alley-side Pickup: 10am - 7pm
3038 Hennepin Ave Minneapolis, MN
612-822-4611
Saanqaad: Eedda U Oogan Carruurta Soomaaliyeed Waxaa U Aanaysan Waalidkood.

Saanqaad: Eedda U Oogan Carruurta Soomaaliyeed Waxaa U Aanaysan Waalidkood.

Paperback

General Fiction

ISBN10: 198534663X
ISBN13: 9781985346635
Publisher: Createspace
Published: Feb 11 2018
Pages: 132
Weight: 0.30
Height: 0.28 Width: 5.00 Depth: 8.00
Language: Somali
Waa dood ku salaysan eedayn carruurta Soomaaliyeed ku oogeen waalidka Soomaaliyeed, oo maxkamad la isla tegey. Arag tusaale yar. Garsoore, waxaa idin soo koriyey awooweyaashayo iyo ayeeyoyaashayo. Marna dagaal sokeeye oo sidaan oo kale u xun aayihiinna eber ugama dhigin. Dhibta aad ka hadlayso idinka baa keenay. Si aan berri dalka u hananno oo aan idiin nasinno, annaku barbaarin wanaagsan baan idin ku leennahay. Meelihii aan ku ciyaari lahayn oo 24 malyan oo afka Soomaaliga ku hadasha ka dhexeysa idinka ayaa qashin ku qabay, ama miinooyin ku xabaalay, ama guryo ka dhistay. Carruurtii aan la ciyaari lahayn waxa aad isugu kaaya sheegteen beelo aan isu gelin. Maanta, halkan, caddaalad baan u fadhinnaa.

Also in

General Fiction