• Open Daily: 10am - 10pm
    Alley-side Pickup: 10am - 7pm

    3038 Hennepin Ave Minneapolis, MN
    612-822-4611

Open Daily: 10am - 10pm | Alley-side Pickup: 10am - 7pm
3038 Hennepin Ave Minneapolis, MN
612-822-4611
Ibraahimiyadda: Siyaasada & Diinta Cusub ee Qarnigan

Ibraahimiyadda: Siyaasada & Diinta Cusub ee Qarnigan

Paperback

IslamGeneral ChristianityGeneral Political Science

ISBN10: 8269427586
ISBN13: 9788269427585
Publisher: Looh Press
Published: Aug 30 2026
Pages: 156
Weight: 0.48
Height: 0.36 Width: 6.00 Depth: 9.00
Language: Somali

Buuggan Ibraahiimiyadda: Siyaasadda iyo Diinta Cusub ee Qarnigan wuxuu si qoto dheer u falanqeynayaa waxa maanta loo yaqaan Ibraahiimiyadda iyo sida loogu adeegsanayo mashruuc diimeed oo cusub iyo mid siyaasadeedba. Wuxuu iftiiminayaa xiriirka ka dhexeeya wada-hadallada diimaha iyo heshiisyada siyaasadeed. Buuggu wuxuu sidoo kale daaha ka rogayaa ujeeddooyinka ka dambeeya heshiisyada loo yaqaan Abrahamic Accords, kuwaas oo asal ahaan loogu talagalay in si gardarro ah gacanta loogu galiyo Yuhuudda dhulka Falastiin iyo muqaddasaadka Muslimiinta.

Also from

Salah, Ali Mohamed

Also in

General Christianity