• Open Daily: 10am - 10pm
    Alley-side Pickup: 10am - 7pm

    3038 Hennepin Ave Minneapolis, MN
    612-822-4611

Open Daily: 10am - 10pm | Alley-side Pickup: 10am - 7pm
3038 Hennepin Ave Minneapolis, MN
612-822-4611
Halgankii Gunnimadoonka

Halgankii Gunnimadoonka

Paperback

African HistoryGeneral Political ScienceOther Wars

ISBN10: 1912411717
ISBN13: 9781912411719
Publisher: Looh Press
Published: Sep 30 2023
Pages: 218
Weight: 0.78
Height: 0.46 Width: 6.69 Depth: 9.61
Language: Somali
❝BUUGGANU WUXUU DULMARAYAA marxalad Soomaalida soo martay oo aan weli si buuxda loo soo tebin. Ibraahim Aadan Shire wuxuu si aqoon iyo xirfad leh noogu soo gudbinayaa dhacdooyinkii keenay dullaankii Xabashidu ku soo gashay gobolka Gedo iyo mirihii ka dhashay. Waxaa qoraalku cuskanayaa xogogaalnimada qoraha, oo la noolaa dhacdooyinkaas, tixraacyo qoraallo hore oo si toos ah ama si dadban u taabanaya xaaladdii waddanka ama gobolka Gedo ee waqtigaas. Hab-qoraalka ayaa waxaa xiise u yeelaya in Ibraahim soo xiganayo suugaan hore, sheekooyin iyo qoraal-cilmiyeedyo ilaa laba qarni ka hor laga sameeyey Soomaalida iyo dhaqankooda. Waxaan hubaa in buugganu meel muhiim ah ka geli doono kaydka taariikhda Soomaaliyeed, si guud, iyo tii sagaashanaadkii si gaar ah.❞

Also from

Shire, Ibraahim Aadan

Also in

General Political Science