• Open Daily: 10am - 10pm
    Alley-side Pickup: 10am - 7pm

    3038 Hennepin Ave Minneapolis, MN
    612-822-4611

Open Daily: 10am - 10pm | Alley-side Pickup: 10am - 7pm
3038 Hennepin Ave Minneapolis, MN
612-822-4611
Dhabannahays: Xusuusqorka dhurwaagii dhiman waayay

Dhabannahays: Xusuusqorka dhurwaagii dhiman waayay

Paperback

General Sociology

ISBN10: 0995753377
ISBN13: 9780995753372
Publisher: Garanuug Limited
Published: Sep 23 2020
Pages: 290
Weight: 0.63
Height: 0.65 Width: 5.06 Depth: 7.81
Language: Somali
Inta maanku gaajaysan yahay, guuli waa weliye

-Hadraawi: Gudgude

Dhabannahays waa dhigane loo qoray in uu la hadlo garaadka iyo damiirka Soomaalida. Wuxuu si qotadheer u sharraxayaa qaybo ka mid ah cudurrada bulshada iyo xubnaha ugu badan ee ay saameeyaan, bukto la bixin waayayna ay ku noqdeen. Buuggu ma soo xiganayo ilo cilmiyeed toos ah marka laga reebo aayado Qur'aan ah oo uu ka hanuun qaadanayo, cutub kastana ibofur u ah, balse wuxuu ku qotomaa raacasho cilmi, dhugasho xaaladeed, iyo fahan uu qoraagu ka qaatay dhacdooyinka nololeed ee uu goobjoogga u ahaa ama uu taariikhda dhow ee Soomaalida ka ogaaday.

Also in

General Sociology