• Open Daily: 10am - 10pm
    Alley-side Pickup: 10am - 7pm

    3038 Hennepin Ave Minneapolis, MN
    612-822-4611

Open Daily: 10am - 10pm | Alley-side Pickup: 10am - 7pm
3038 Hennepin Ave Minneapolis, MN
612-822-4611
Bisaddii Anbatay

Bisaddii Anbatay

Paperback

General Juvenile Fiction

ISBN10: 917463531X
ISBN13: 9789174635317
Publisher: Bod - Books on Demand
Published: Aug 4 2014
Pages: 26
Weight: 0.10
Height: 0.05 Width: 5.83 Depth: 8.27
Language: Somali
Boken handlar om en liten katt. Lilla katten bodde hos sina föräldrar. En dag gick hon ensam ute och kunde inte hitta hem. Buuggan la magacbaxay BISADDII ANBATAY waa buug carruureed loogu talo galay carruurta ay da'doodu aadka u yartahay. Waxa uu ku saabsan yahay bisad yar oo la noolayd aabbaheed iyo hooyadeed. Waxa ay aad u jeclayd kalluunka. Waxa ay in badan ku fikiri jirtey in ay keligeed baxdo oo ugaadhsi tagto, gaar ahaan sidii ay kalluun u soo qabsan lahayd. Waalidkeed waxa ay mar kasta u sheegi jireen in aanay keligeed bixin. Maalin maalmaha ka mid ah, ayey baxday. Dhibaatadii ay la soo kulantay ayuu buuggu ku saabsanyahay.

Also in

General Juvenile Fiction